HomeWararka

Wararka

Maxaa lagu qabanayaa 75 milyan ee Bangiga Adduunka ka cafiyay Soomaaliya?

NAIROBI (KAAB TV) - Soomaaliya waxay heshay $75 milyan oo deeq ah oo ka timid Bangiga Adduunka si ay gacan uga geysato xoojinta ha...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV) - Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu weeraray Xaafada  Buulaxuubay ee degmada Wadajir ee mag...

Madaxweyne Siciid Deni oo xariga kajaray xarunta Sirdoonka Puntland

GAROOWE (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga kajaray xarunta Sirdoonka P...

Milatariga Afgambiga kuqabsaday dalka Niger oo loo qabtay muddo kooban

Niger (KAAB) - Dalalka urur goboleedka galbeedka Afrika ee ECOWAS ayaa isku raacay in cunnaqabatayn dhaqaale oo degdeg ah in lagu ...

Dagaal ka dhacay Buurta Gacan Libaax ee duleedka Berbera

HARGEYSA (KAAB TV) - Ciidamada maamulka Somaliland oo beryahan ku sii qulqulayey duleedka magaalada Berbera ayaa xalay fiidkii dag...

Isku-dayga hakinta kulanka Baarlamaanka oo fashilmay iyo doodda weerarka Jaalle Siyaad oo ...

MUQDISHO (KAAB TV) - Warar aan helnay ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya tan iyo xalay ay waday isku dayo ujeedkooda uu ahaa in la ...

Wasiirka Gaashaandhiga oo ku dooday in Al-Shabaab fursad ka heshay dowladdii Farmaajo

MUQDISHO (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda wada guluf dagaal oo ka dhan ah...

Axmed Madoobe oo kulan laqaatay madax kasocotay Bankiga Aduunka

KISMAAYO (KAAB TV) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dib uga soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta ayaa  kulan la qa...

FACT Check : Dowladda miyay ka adkaatay cayaal weerada ?

Muqdisho (KAAB) Isagoo ka hadlayay degmada Huriwaa oo  bandhig ay ku sameynayeen  masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa Guddoomiyaha...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News