HomeWararka

Wararka

Russia oo ku hanjabtay in ay Ukraine u adeegsan doono gantaalaha nukliyerka

MOSCOW (KAAB TV) - Dowladda Ruushka ayaa u muuqata mid guul-darro kala kulantay duullaankii ay ku qaatay dalka Ukraine, waxaana Ru...

Magaalada Muqdisho oo qarax ku waabariisatay

MUQDISHO (KAAB TV) - Qarax khasaare xooggan geystay ayaa saaka oo Usniin ah ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaas oo...

Xildhibaan Jeesow iyo ciidanka deegaanka Gaaljecel oo hawlgallo ka wada 3 gobol

MUQDISHO (KAAB TV) - Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo hoggaaminaya saraakiisha ...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeeray xerooyinka ciidamada

MUQDISHO (KAAB TV) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan sara...

Dowlada Kenya iyo Mucaaradka oo heshiis hordhac ah ka gaaray khilaafka jira

Nairobi (KAAB) - Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose u xalliya khilaafaadkooda, kaddib tod...

Ganacsigiii Laascanood oo si tartiib ah u bilaabanaya

LAASCAANOOD (KAAB TV) - Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka laga helayo ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafay xaaladd...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray rabashadahii ka jiray KENYA

Nairobi (KAAB ) Xubno ka kala socda Madaxwaynaha talada haya ee Kenya William Ruto  iyo hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas ee horkaca...
00:07:29

Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!

MUQDISHO (KAAB TV) - Qoys ka soo jeeda beesha Madhibaan ayaa maanta soo bandhigay tacaddi muddo lagu hayey oo sababtay in aabaha r...

Wasiir Jaamac oo isku dayay qarinta xogta weerarkii xerada Jaalle Siyaad

MUQDISHO (KAAB TV) - Wasiirka Gaashaandiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo maanta hortagay Golaha Shacabka ayaa  l...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News