HomeWararka

Wararka

Qoorqoor oo taageera u raadinaya qorshaha Xasan ee Dastuurka

Muqdisho ( KAAB )  Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay kulan saacado badan socday oo u dhaxeeyay Madaxwaynaha Galmudug iyo xildh...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dubai

Dubai(kaab tv)Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Du...

Fasiraad layaab leh oo laga bixiyay booqashadii Mahad Salaad ee Bakaaraha

Muqdisho (KAAB ) Maanta Taliyaha Nabad sugidda Mahad Salaad ayaa booqday Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ganacsat...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Jalalaqsi

jalalaqsi (kaab tv)Wabiga Shabeelle ee dhexmara degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inuu ku fataho xaafado ka tirsa...

Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale

NewYork (KAAB ) Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka Mareykanka waxaa geeriyooday Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Hen...

Halkuu marayaa Ololaha wax ka bedelka Dastuurka ?

Muqdisho (KAAB) Magaalada Muqdisho waxa si xowli ah uga socda Ololaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo ...

RW Xamse ” Ma ogi inaan sii joogi doono kursiga ” – Hubaal la’ aan...

Kismaaayo ( KAAB) Isagoo ka qayb galayay kulan la sheegay inuu yahay mid dadwayne ayaa Ra' iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi B...

Kenya Airways oo ka laabatay arrintii muranka dhalisay ee duulimaadyada Muqdisho.(Akhriso)...

Nairobi (kaabtv) Shirkadda diyaaradaha Kenya ee Kenya Airways ayaa ka laabatay qoraal muran badan dhaliyey oo ku saabsan dib u bil...

Booliska Puntland oo war ka soo saaray qaraxii ka dhacay Garowe

Puntland (kaab tv)Ciidanka Booliska Puntland ayaa war kasoo saaray qarax maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland....

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News