HomeWararka

Wararka

DF oo qaaday talaabo cusub ka dib heshiiskii Golaha Wadatashiga ee Doorashada

Muqdisho (KAAB) - Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir gud...

Isimada SSC oo ugu baaqay Xasan Sheekh kala cadeeyo cida gardaran SSC iyo Soomaaliland

Laascaanood  (KAAB TV) - Isimada deegaannada SSC ee dagaalka kala soo horjeeda Soomaaliland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka...

GAROOWE oo laga mamnuucday in lagu dhexsito hubka sharci darrada ah

Garoowe (KAAB ) Magaalada – Garoowe ee xarunta ee maamulka Puntland waxaa maanta oo Arbaca ah waxaa ka dhacay shir looga hadlayay ...

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (KAAB ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan g...

Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan

Ceel Baraf (KAAB) - Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure Karoore o...

Al-Shabaab & Ciidamadda Jubland oo ku dagaalamay Degaanka Geriley ee gobolka Gedo

Geriley (KAAB) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya Xubno ka Tirsan Al-Shabaab ay weerareen degaanka Geriley  ay Farii...

Waxaa dhawaan lafilayaa in uu Shir ugu furmo Laascaanood Isimada Dhaqanka ee SSC

Laascaanood (KAAB) - Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Hoggaanka Isimada Dhaqanka SSC oo  ka hadlayay xaalada  Amni ee Gobolk...

Al Shabaab oo shaacisay Sababtii ay u bur buriyeen Masaajidkii weynaa ee Daaru Nicma

Mudisho (KAAB) - Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab oo dhawwaan weerar ku qaaday deegaanka Daarunimca ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, ...

Dowladda Soomaaliya oo u diyaar garoweyso Wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV) - Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Axmed Aadan Cali ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Tu...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News