HomeWararka

Wararka

Maxaan ka ognahay duullaankii Israa’iil ee isbitaalka Al-Shifa ee Gaza?

LONDON (Kaab TV) - Ciidamada Israel ayaa gudaha u galay cisbitaalka ugu weyn ee Qaza ee Al-Shifa, iyagoo sameeyay waxa ay ku tilma...

Kenya oo joojisay go’aankii ey dhowaan kasoo saartay qaadashada aqoonsiga Kenya

Nairobi (KAAB TV) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ey hakad galisay go'aan ey dhowaan kaso saartay qaadashada kaarka...

Nin lasheegay inuu kayimid Qurbaha ayaa xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) - Kooxo hubeysan oon wali heebtooda la garan ayaa xalay xaafada Gubta ee degmada Dayniile ku dilay nin qurbojoo...

Qurbojoog lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?

Muqdisho (KAAB ) waxa magaalada Muqdisho lagu toogtay Ibraahim Iman oo loo yaqaan (Dibad), oo ka mid ahaa qurba joogta ka yimid da...

Qarax miino ah oo ayaa xalay lagu weeraray meel udhow xerada gaadiidka boliiska

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah gobolka Banaadir, qaraxan ...

Mucaaradka Puntland oo sheegay in si iskood ah u qabanayaan doorasho

Garoowe (KAAB) War ka soo baxay xubnaha mucaaradka maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay  ak walaacsan yihiin hu...

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh

Garoowe (KAAB ) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii   ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda...

Garaad Jaamac ‘’ Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ‘’

Laascanood (KAAB) Abaalbul dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xilligan Somaliland ay ka wado deegaanadii hore looga saaray ciidanka...

Xasan Sheekh oo ugu goodiyay Wasiirada inuu ‘daadin doono’ haddaysan meelmarin...

MUQDISHO (KAAB TV) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasii...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News