HomeWararka

Wararka

Cabdi Xasan Hulbaale oo isku soo dhiibay ciidamada DF Soomaalliya

Qoryooley (Kaab TV) –  Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellaha waxay sheegayaan in maanta ay degaan hoostaga degmada Qooryooley...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallka ciidamada Puntland iyo Daacish ee ka socda Bari

Boosaaso (Kaab TV) -Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka Puntland ku ...

Biden oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya

Washington (Kaab TV)– Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Richard H. Riley, IV u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Soomaa...

Dibadbax ka dhashay ehelka sarkaal saaxiib la ahaa Fahad Yaasiin oo la xiray

Muqdisho (Kaab TV)- Ehellada Taliyihii hoggaanka dabagalka ee hey’adda NISA Cabdullahi Dheere oo xilkaas hayey intii uu hey’adda h...

Dowladda oo ka jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Cali Dheere ee fashilka dagaalka

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-...

Abi Axmed oo shaaciyay inuu wada-hadal la furayo OLA iyo xaaladdaha ku xeeran

Addis Ababa (Kaab TV) -Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa markii u horeysay sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu wada-hadal la...

Daawo: Mu’adin dil argagax leh ka geystay masjid ku yaalla duleedka Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)- Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo saaka ka dhacday waaxda Carafaad oo ka t...

Maxaa ka jira inay heshiis gaareen odayaashii ka tegay Xamar iyo SSC?

Laascaanood (Kaab TV)– Hoggaanka dhaqanka ee SSC ayaa war cusub kasoo saaray halka ay marayaan dadaallada nabadeed ee la doonayo i...

Ciidamo haya 250 kasoo goostay Shabaab oo soo bandhigay arrin lagu sameeyay

Muqdisho (Kaab TV)– Ciidamada qaabilsan ilaalada xarunta ugu weyn ee lagu dhaqan-celiyo xubnaha kasoo goosta Al-Shabaab ee Sarendi...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News