HomeWararka

Wararka

Ciidanka Dowladda oo lagu wareejinayo Saldhigyadii ATMIS

Muqdisho (KAAB ) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in  ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya ku...

‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni

Kampala (KAAB)  Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan  warar sheegaya inuu  dhintay , ...

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada

Garbahaaray (KAAB ) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha  A...

Goobaha Ganacsiga degmada Baraawe oo Maanta xiran iyo xiisad ka taagan

Baraawe (Kaab TV) - Kadib markii dagaal xooganaa oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay degmada Baraawe ...

Midowga Afrika oo ku dhawaaqay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu wareejinayo ciidank...

Muqdisho (Kaab TV) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya,...

Maxkamad kutaala dalka Sweden oo diiday amarka booliiska ey kujoojiyeen in lagubo Kitaabka...

Sweden (Kaab TV) - Maxkamada racafaanka ee dalka Sweden ayaa Isniintii sheegtay in booliiska dalka Sweden in eysan awood uleheyn i...

Xasan Sheekh oo sheegay halka uu marayo heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka

Jabuuti (Kaab TV)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay meertada 14-aad ee shirka IGAD, ayaa sheeg...

Xildhibaanada BF ku metela gobolka Gedo oo war ka soo saaray xaaladda Gedo

Muqdisho (Kaab TV)– Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku metela gobolka Gedo ayaa qabtay shir jaraa’id oo ay ku soo...

Safaaradda Somalia ee Sudan kuleheed oo maanta la bililiqeystay

Khartuum (Kaab TV)– Kooxo Maleeshiyaad hubeysan ah ayaa maanta bililiqeystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, si...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News