HomeWararka

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Laascaanood oo markale madaafiic lagu garaacay

Laascaanood (Kaab TV) - Faahfaahino dheerad ah oo kasoo baxaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xala...

Cali JAYTE ‘’ Dhabihii Wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab waa laga leexday‘’

Muqdisho (KAAB ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliy...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Dhaqanka SSC ee ku sugan Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo R/Wasaaraha XFS ayaa cas...

Wiilka Museveni oo farriin xasaasi ah soo gaarsiiyey Xasan Sheekh

Muqdisho (Kaab TV)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Janaraal Muhoozi oo ah La-Taliyaha...

Golaha Ammaanka QM oo war culus kasoo saaray colaada Laascaanood

New York (Kaab TV) – Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa bayaan culus kasoo saaray dagaalka ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunt...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka cusub ee QM?

Muqdisho (Kaab TV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka...

Golaha ammaanka “Waa in Somaliland ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”

NEWYORK (KAAB  ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu maanta yeeshay kaga hadlay xaaladda colaadda Laascaanood. W...

Fahad Yaasiin ayaa kuyiri RW Xamze “Cadka ad heyso haceebeynin hana cunin”

Muqdisho (Kaab TV) - Aggaasimihii hore Hey'adda nabad sugida iyo qaranka ee (NISA) iyo lataliyihii hore ee amniga qaranka ayaa wux...

Safiirkii hore ee Mareykanka oo sheegay waxyaalaha ey isku fahmi waayeen dowladdii hore

Muqdisho (Kaab TV) - Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya, Lerry Andre ayaa shaaca ka qaaday sababihii keenay in dow...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News