HomeWararka

Wararka

Boorama oo laga taagay calanka Soomaaliya iyo xiisadda oo kasii dareysa

Boorama (Kaab TV)– Waxaa sii xoogeystay rabshado horleh oo saaka ka billowday magaalada Boorama kadib markii ay dadweyne careysan ...

Isqabqabsi ka taagan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Muqdisho (Kaab TV) - Isqabqabsi maalmahan u dhexeeyay xubno ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo laga qar...

Xiisad lamid ah mida Laascaanood oo ka qaraxday Boorama

Boorama (Kaab TV)- Ugu yaraan 2 ruux ayaa dhimatay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen kadib markii ay isku dheceen dad ku...

Soomaalidii ugu badneyd ee kasoo carartay dagaalka Sudan ayaa laga soo dejiyay Muqdisho iy...

Khartuum (Kaab TV)– Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay Soomaalidii ugu badneyd ee kasoo cararay ...

Maamulka Hiiraan oo xayiraad kusoo rogay deegaano ay maamulaan Al-Shabaab

Beledweyne (Kaab TV)– Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Al-Sha...

Badhasaabkii Somaliland ee Buuhoodle oo ciidan iyo gaadiid dagaal la goostay

Laascaanood (Kaab TV) -Badhasaabkii Somaliland u qaabilsanaa Buuhoodle Nasteex Maxamed Cabdile Nasteex Tuur oo muddooyinkii dambe ...

Lafta-gareen oo Madaxtooyada iskugu yeeray hay’addaha amniga

Baydhabo (Kaab TV)– Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyay kulan ka dhacay ...

Faah-faahinta Askari ka howl-galayay Soomaaliya oo dilay wasiir

Kampala (Kaab TV)– Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiiru-dowlihii wasaaradda shaqada shaqaalaha iyo xir...

Villa Somalia oo shaacisay tirada ciidamo la keenayo dalka iyo dowladda bixinaysa kharashk...

Muqdisho (Kaab TV)– La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa shaaciyay in dowladda ay dalka dib ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News