HomeWararka

Wararka

Jeneraal Odawaa oo shacabka u diray farriin la xiriirta dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV)– Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa soo saaray warqad hambalyo ah oo ku socota ci...

Is-qabqabsi ka taagan canshuurta laga ururiyo Beledweyne

Beledweyne (Kaab TV) - Muran iyo is-qabqabsi ayaa ka taagan canshuurta laga qaado baraha kontorool iyo gudaha magaalada Beledweyne...

António Guterres oo Muqdisho yimid xilli dalka uu la liito musuqmaasuq, abaar iyo amni dar...

Muqdisho (Kaab TV) -  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Manuel de Oliveira Guterres ayaa saaka oo Talaado ah Muqdisho ku...

Mareykanka: Wasiir Soomaali ah iyo sarkaal militari oo lagu heley kiis afduub weriye

Washinton (Kaab TV) – Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa labo nin oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Maxamed Tahliil Maxa...

SJS oo dalbatay in lala xisaabtamo shakhsiyaadkii weerarka iyo afduubka u geystay Abdalle ...

Muqdisho (Kaab TV) – Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa maanta soo saaray warbixin ay uga hadlayaan weerarkii iyo 'afduu...

Dokumentiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka oo la dusiyay

Washington (Kaab TV)– Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amnig...

Wiil uu dhalay Fu’aad Shongole oo lagu qabtay dalka Costa Rica

Costa Rica (Kaab TV)– Ciidamada ammaanka ee dowladda Costa Rica aya qabtay, kadibna masaafuriyay wiil uu dhalay Fu’aad Maxamed Qal...

DF oo war cusub kasoo saartay khilaafka kala dhexeeya Puntland

Muqdisho (Kaab TV)– Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo wareysi gaar ah ...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal xalay ka dhacay Garoowe

Garoowe(Kaab TV)– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad xalay ka dhacay bartamaha magaalada Ga...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News