HomeWararka

Wararka

Taliye Shub oo xilka la wareegay iyo ballan-qaadkiisi ugu horreeyay

Muqdisho (Kaab TV)– Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ayaa shalay si rasmi ah dib ula wareegay xi...

Hoobiyaal lagu tuuray guriga Wasiirka Batroolka oo khasaare sababay

Muqdisho (Kaab TV) — Qaar ka mid ah ilaalada Wasiirka Batroolka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa dh...

Shukri Cali Mahad oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay  kooxo hubeysan haweeney ugu geysteen qaybo kamid ah de...

Ciidamada SSC: Somaliland waan ka saarnay Laascaanood, Waxaa noo haray Gooja Cadde

Laascaanood (Kaab TV) — Ciidamada jabhadda Sool ee ka dagaalamaya Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in muddo bil gudaheed ay magaalada...

Finland oo Soomaaliya hordhigtay dalab la xiriira dagaalka Ukraine

Muqdisho (Kaab TV) – Wasiirka arrimaha dibadda Finland, Pekka Haavisto ayaa ka warbixiyay booqasho uu Jimcihii kusoo gaaray magaal...

Cali Guudlaawe oo xil culus u magacaabay mas’uul iska soo casilay Galmudug

Jowhar (Kaab TV)– Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo wareegto soo saaray ayaa xalay ...

XOG: Bastoolado Turkey u keenay Dowladda Soomaaliya oo lagu kala iibsanayo suuqyada hubka ...

Muqdisho (Kaab TV) — Waxaa soo shaac baxay fadeexad culus oo la xiriirta hubka loogu deeqo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si ho...

Joe Biden oo kordhiyey xaaladda deg-degga ah ee Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay xaaladda degdegga ah ee qaran ee ku saabsan Soomaali...

Dowlada Hindiya oo $2 milyan ugu deeqday howlgalka ATMIS

Hindiya ayaa ku dhowaaqday taageero dhaqaale oo ay ugu yaboohday howlgalka ATMIS ee Soomaaliya, waxayan 2 milyan oo dollar ku taba...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News