HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Soamlia Mudane Hassan Sheikh oo farriin culus u diray dhallinyarada Al-Shabaa...

 Madaxweyne Hassan Sheikh Mahamud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa mar kale farriin u diray dhalinyarada Soomaali...

Ciidamada Dowladda ayaa ka ruqaansaday GALCAD ayagoo kusii jeeda deegaanada hoostaga Degma...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo shalay la wareegay Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa kasii ruqaansaday degmadaasi, si ...

Guddoomiye Cali Jayte oo qarax lagula eegtay duleedka Beledweyne

Beledweyne (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax lala eegtay kolonyo gaadiid ah o...

Madaale oo shaaciyay ujeedka laga lahaa qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ...

Golaha wasiirada oo ansixiyay magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Muqdisho,(Kaab TV)---Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Was...

Shiinaha oo xildhibaanada Maraykanka uga digtay kulanka madaxweynaha Taiwan

Washington (Kaab TV)– Xildhibaanada Maraykanka ayaa Arbacadii waxay iska diideen digniin ka soo baxday safaaradda Shiinaha oo ku a...

Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay kooxo burcad ah ka geysteen qaybo kamid ah degmada Kaar...

Weerar qaraxyo loo adeegsaday oo ka dhacay BOOSAASO

Boosaaso (Kaab TV)– Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday qaraxyo oo lagu qaaday xarun ga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaqiijiyay inuu taageero militari ka dalbaday 3 dal

Muqdisho (Kaab TV)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in dowladdiisa a...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News