HomeWararka

Wararka

Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Soomaaliya oo jimcaha ku wajahan xeebaha dalka

ANKRA (Kaab TV) -Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa sheegay in markabka qodista shida...

Dad isugu jira Xoolo dhaqato & Beeralay oo abaar darran ku haysato Deegaanno katirsan ...

BAYDHABO (Kaab TV) -Dad isugu jira Xoolo dhaqato iyo Beeralay oo intooda ku nool deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbe...

TOOS: WARKA KAAB TV: 04/04/2026

TOOS: WARKA KAAB TV: 04/04/2026 https://youtu.be/gKcS8zWA7HY?si=s_wlLfVUISlk5Rd5

Dekedda Jiddah ee Sacuudiga oo xiriir la yeelanaysa dekedaha Berbera iyo Jabuuti

Jabuut(Kaab TV) -Dekedda Islaamiga ah ee Jiddah ee dalka  Sacuudi Carabiya ayaa bilowday adeegyo cusub oo maraakiib ah oo si toos ...

Kulamo looga hadlayo Mustaqbalka Koofur Galbeed oo ka billowday Magaalada Baydhabo

BAYDHABO (Kaab TV) -Magaalada Baydhabo xarunta Gobolka Baay waxaa ka billowday kulamo looga hadlayo mustaqbalka Dowlad-Goboleedka ...
00:03:43

Xasan Sheekh oo ku sigtay weerar hoobiyaal Shabaab ku qaadeen garoonka Baydhabo

MUQDISHO (Kaab TV) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadka yahay ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabnimadii Jimcah...

Xasan Sheekh oo ka badbaaday weerar hoobiyaal Al-Shabaab ku qaaday garoonka Baydhabo

MUQDISHO (Kaab TV) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadka yahay ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabnimadii Jimcah...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Baydhabo

BAYDHABO (Kaab TV) - Ugu yaraan siddeed ruux ayaa ku dhimatay iyo tiro kale way ku dhaawacmeen dagaal labo maleeshiyo ku dhex mara...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

BAYDHABO (Kaab TV) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Duhurnimadii maanta gaaray Magaal...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News