HomeWararka

Wararka

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee meertada 80aad Qaramada Midoobay

MOGADISHU (KAAB TV) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirka guud e...

DF oo sii daysay xubnihii beesha Waceysle ee la xiray

MOGADISHU (KAAB TV) –Waxaa xoriyadooda dib u helay Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Cumar Cali Rooble, ganacsatada Cali Xaaji...

Puntland oo aas qaran ku sagootisay Jeneraal Qalyare oo ay dishay ISIS

GAROWE (Kaab TV) - Jeneraal Cabdi Ali Qarjab (Qalyare) oo ahaa Taliyihii guutada labaad Ciidanka Puntland oo lagu dilay Qarax Miin...

Maraykanka oo xaqiijiyay duqayn ka dhan ah Daacish oo uu ka fuliyay buuraha Calmiskaad

Boosaaso (KAAB TV) –Taliska Ciidanka Dowladda Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay duqeyn cirka ah ku qaadeen kooxda ...

Ku simaha Madaxweynaha oo ka digay dhaqdhaqaaqyada Mucaaradka

MOGADISHU (KAAB TV) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa...

Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo...

MOGADISHU (KAAB TV) –Dowladda sooamaaliya ayaa gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo...

Duqa Muqdisho awood ma u leeyahay in uu baajiyo bannaanbaxa?

MOGADISHU (KAAB TV) –Mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay maalinta Sabtida ee todobaadka soo socda ay qabanayaan...

Wararkii ugu Dambeeyay Maxaabiis ka baxsatay saldhigga Warta Nabadda ee Muqdisho

MOGADISHU (KAAB TV) –Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaalkii shalay ciidamada mucaaradka iyo kuwa ammaanka ee dow...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News