SO | EN

HomeWararka

Wararka

Shirkii maamul-baahinta Puntland oo go’aamo laga soo saaray

GAROWE (Kaab TV) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa si guul leh ku soo gabagabey...

Kenya: Ruto oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

NAIROBI (Kaab TV) - Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay isku shaandheyn weyn oo Golaha Wasiirada ah, isagoo magaca...
00:06:25

GEDO: Wasiirka Amniga Fartaag iyo Wafdi federaalka oo gaaray Garbahaarey

BELEDXAAWO (Kaab TV) - Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...
00:09:19

KAAB PODCAST: Dhimashada umul raaca hooyooyinka iyo halista gudniinka gabdhaha ee Soomaali...

MUQDISHO (Kaab TV) - Gudniinka Gabdhaha, oo asal ahaan ah dhaqan cadawtinimo leh, ayaa weli aad u sarreeya gudaha Soomaaliya, iyad...

Puntland oo bilawday ka doodista wax ka beddelka Xeerka Golayaasha Deegaanka ee Xeer Lamba...

GAROWE (Kaab TV) - Shir looga tashanayo qodobada muhiimka ah ee Xeerka Sharci Lambar 7 ayaa ka socda magaalada Garowe, caasimadda ...

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka oo xilka la wareegay

MUQDISHO (Kaab TV) - Agaasimaha cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Xildhibaan Mustaf Cali Dhuxulow, oo toddobaadkii hore ...

Xamse oo xilka u kala wareejiyay Madaale iyo Amiir

MUQDISHO (Kaab TV) - Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xalay xilka si rasmi ah ugu kala wareejiyay Guddoomiyihii hore ee Gob...
00:17:39

Documentary: U diyaarinta warbaahinta xaaladaha isbeddelka cimillada, iyo xal u raadinta f...

MUQDISHO (Kaab TV) - Ku soo dhowaada warbixin muuqaal ah oo ku saabsan u diyaarinta warbaahinta xaaladaha isbeddelka cimillada...

EU waxay kordhisay Hawlgalka ATALANTA, EUTM iyo EUCAP Somalia laba sano oo dheeraad ah.

Muqdisho (KAAB TV) - Golaha Yurub ayaa 16kii Diseembar go’aamiyay in la kordhiyo muddada howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yuru...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News