HomeWararka

Wararka

Maraykanka oo ciidamadiisii ugu dambeeyay kala baxay Ciraaq kaddib 23 sano

Dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Arbaco ah soo gabagabeysay joogitaankii ciidamadeeda ee dalka Ciraaq, kaddib in ka badan 23 san...

Doorashada lagu muransanyahay oo ka bilaabatay Galmudug iyo Hirshabeelle

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay maamul-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle doorashada lagururansanyahay ee qof iyo cod,...

Shan shaqaale oo ajnabi ah oo lagu dilay markabka MT Honour 25

Shan shaqaale oo ajnabi ah ayaa lagu dilay markabka MT Honour 25, kaddib markii koox burcad-badeed ah ay xoog kula wareegeen marka...

Bandow laga dhaqan-geliyay deegaannada lagu qabanayo doorashada muranka dhalisay ee Hirsha...

Taliyaha Booliska maamulka Hirshabeelle, Xasan Dhicisow Xasan, ayaa faahfaahin ka bixiyay bandow lagu soo rogay deegaannada maanta...

Xiisadda doorashada Hirshabeelle oo Beledweyne ku sii xoogeysanaysa

Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka dhalatay doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa saacadihii u dambeeyay sii xoogeysanaysa, i...

Xasan Sheekh oo Masar u socda, iyadoo xiisadaha Geeska Afrika ay sii kordhayaan

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda u safro dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgeli doono shir heer gob...

Xaaladda Beledweyne oo kacsan iyadoo la qorsheynayo wafdi Hirshabeelle ah+Sawirro

Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay isbeddel ku yimid, iyadoo l...

Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmaya Abiy Axmed, iyadoo arrinta Doolow ay taagan tahay...

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo la filayo inuu kulan fool-ka-fool a...

Waxgaradka Xawaadle oo sheegay in masuuliyiinta Hirshabeelle aysan ka soo degi karin garoo...

Nabadoonno iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne kaga dhawaaqay mowqif ku saabs...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News