HomeWararka

Wararka

Gaalkacyo: Laba qof oo lagu dilay 48 saac gudahood iyo walaac laga qabo amniga

Magaalada Gaalkacyo ayaa mar kale wajahaysa walaac xooggan oo dhanka amniga ah, kaddib markii muddo 48 saac gudahood ah magaalada ...

Tookiyo: Shacabka oo laga xiray xafiiskii ay ku bixinayeen lacagta dhulka

Shacabka ku nool xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid ayaa wajahaya xaalad muran iyo walaac dhalisay, kaddib markii la sheegay in...

Baydhabo: Shacabka oo Magaalada ka barakacaya, ciidamo cusubna la geeyay

Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa sii adkaanaysa, iyadoo wararka laga helayo magaalada ay sheegayaan...

Xog Dheeraad ah: Duqeyntii Turkey ee lagu beegsaday Gen. Shub ee Doolow

Faahfaahin dheeraad ah ayuu Kaab TV ka helay duqeyn cirka ah oo ay Turkey ka fuliyeen degmada Doolow ee gobolka Gedo habeenimadii ...

Korneyl Cumar iyo Carruurtiisa oo ku hoyanaya barxaddii gurigooda laga dumiyay

Xaalad nololeed oo adag ayaa soo wajahday Korneyl Cumar Maxamed Axmed Abuukey, oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya, kaas oo ...

Gacanyarihii Taliye Shub oo lagu xiray Doolow

Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa lagu xiray nin lagu magacaabo Macalimeey, oo ahaa gacanyarihii gaarka ahaa ee Taliye Shub, sid...

Korontada Beledweyne oo Qaali Noqotay iyo Cabashooyin Ka Dhashay Kororka Lacagta

Magaalada Beledweyne waxaa ka taagan walaac iyo cabasho la xiriirta qiimaha korontada, kaddib markii shirkadaha korontada ee Dayah...

Maamulka Laftagareen oo mamnuucay duullimaadyada Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo duullimaadyad...

Foreign Policy: Maraykanku ha aqoonsado Somaliland sababo istiraatiiji ah awgood

Majaladda caalamiga ah ee Foreign Policy ayaa soo bandhigtay dood ku saabsan sababta ay dowladda Maraykanku u tixgelin karto aqoon...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News