HomeWararka

Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Barakacayaasha Soomaaliya

MUQDISHO (KAAB TV) -Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta  yeesheen waxa ay ku...

Itoobiya oo Somaliland kala hadashay amniga Badda Cas

Jabbuuti (KAAB TV) -Madaxweynaha Somalilanad, Cabdiraxmaan Cirro ayaa la kulmay Diblumaasiyiinta Safaaradda Itoobiya ee dalka Jabb...

Abaabul Dagaal oo ka socda Galgaduud

Galgaduud(KAAB TV) -Gobolka Galgaduud waxaa ka socda abaabulka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, kaasi oo ay wadaan saraakiil sare ...

Puntland iyo SSC Khaatumo oo isku haya lahaanshiyaha degaano kuyaala xadka labada maamul

GARAWE (KAAB TV) -Khilaaf ku saabsan lahaanshaha dhul ayaa ka dhex aloosan maamullada Puntland iyo SSC-Khaatumo, kaasoo salka ku h...

Shaki laga muujinayo qabsoomidda shirka Doxa ee loogu talagalay dhaqaale ururinta howlgalk...

DOXA (KAAB TV) -Waxaa jira cabsi laga qabo in uu baaqdo shir heer sare ah oo lagu ballansan yahay in lagu qabto magaalada Doha ee ...

Turkiga oo ciidamo la dagaalama Al shabaab usoo diraya Soomaaliya

ANKARA (KAAB TV) -Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadaysa joogitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya isagoo keenaya 500 oo askari oo ku t...

Dad isku qoys ah ayaa ku geeriyooday shil ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) -Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday halka labo kale ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari xanuun badan oo k...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay inuu filayo in sannadkan la helo aqoonsi

Hargeysa (KAAB TV) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sannadkan ...

Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah

GARAWE (KAAB TV) -Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya inuu ka guuro habka doorashooyinka qarsoodiga ah ee lagu doorto xubnaha g...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News