HomeWararka

Wararka

Wasiirka Haweenka Puntland: Markaan kiisaska kufsiga maxkamadda geyno, waxaan la kulannaa ...

GARAWE (KAAB TV) –Wasiirka Haweenka Puntland, Maryan Axmed Cali, ayaa muujisay walaac xooggan oo ku aaddan hirgelinta Xeerka Kufsi...

Madaxweyne ku-xigeenkii Labaad ee Jubaland oo ku geeriyooday Nairobi

KISMAAYO (Kaab TV) - Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Lugadheere), ayaa ku...

Khilaafka Puntland iyo DFS oo Kala Qaybiyay Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland

Muqdisho (KAAB TV) –Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si toos ah u saameeyay xisbiyada siyaasa...

AUSSOM oo bilaabanaysa 1 Luulyo

Muqdisho (KAAB TV) –Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgal...

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u safray dalka Boqortooyada Qatar

HARGEYSA (KAAB TV) –Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Boqortooyada...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay tuulooyin hoostaga Xawaadley

Xawaadley(KAAB TV) –Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo ku dadka deegaanka ...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Algeria oo iska kaashanaya horumarinta amniga Bulshada

Muqdisho (KAAB TV) –Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha iyo Amniga Bulshada Algeria Faysal Bentaleb, ayaa magaalada Algiers ku qaabilay W...

Degmda Shibis oo ku guuleysatay tartanka kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir

Muqdisho (KAAB TV) –Tartanka Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo dhowaanahaan si habsami leh uga socday magaalada M...
00:25:39

FIRDHIYE: Waxaan qabanaynaa shirweyne Sanaag oo dhan loogu daraayo SSC-Khaatumo

LAASCAANOOD (Kaab TV) – Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabduqaadir Aw-Cali Firdhiye ayaa sheegay in shirweyne dhowaan ay qaba...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News