HomeWararka

Wararka

Turkiga oo Diyaarado iyo hub hor leh keenay Soomaaliya

ANKARA (KAAB TV) -Dowladda Turkiga ayaa markale dalka keentay diyaarado dagaal iyo qalab militari, kuwaas oo loogu talagalay xooji...

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Mucaaradka oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) - Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maa...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashi dhinaca Difaaca ah iyo dardar galinta d...

Muqdisho (KAAB TV) -Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula...
00:06:51

Shacabka Muqdisho oo ka arragti dhiibtay sida ay u arkaan qorshaha DF ee ku aadan 2060R...

Muqdisho (KAAB TV) - Bulshada caasimadda Muqdisho oo ka arragti dhiibtay siday u arkaan qorshaha DF ee 2060, kaas oo shalay si ras...
00:01:52

Iran oo gantaalo culus ku garaacday gudaha Talaabiib xilli ay bilaabatay ii Xabbad-joojint...

DOOXA (Kaab TV) – Iiraan ayaa xalay gantaallo ku garaacday saldhigga milatari ee Mareykanka ee ku yaalla dalka Qadar, iyadoo sheeg...

Taliska Ciidanka Mareykanka oo xaqiijiyay in ay duqeymo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellada...

Shabeellada Hoose(KAAB TV) - Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay duqeymo ay ka fuliyeen gudaha deegaanka Sabiib...

Ciidanka NISA oo Howlgal Guul leh ka Fuliyey Gobolka Hiiraan

Hiiraan (KAAB TV) -  Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta war-sax...

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo si kulul u cambeerayay weerarkii Iran ku qaaday Qa...

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u k...

Puntland oo diiday in maxaabiista Shabaab iyo Daacish ee dhalinyarada ah lagu hayo xarumo ...

GARAWE(KAAB TV) - Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin xarumo gaar ah oo lagu dhaqan celiyo maxaabiista da’da yar ee kasoo goosta...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News