HomeWararka

Wararka

Koonfur Galbeed oo sheegtay in Muqdisho laga abaabulayo jabhad lagu duminaayo maamulkeeda

Baydhabo (KAAB TV) -Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalad...

Golaha ammaanka oo kulan albaabada u xiran ka yeelanaya maalgelinta howlgalka AUSSOM

Muqdisho (KAAB TV) -Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu yeesho kulan albaabada u xiran Isniinta berrito ah, ...

Dawladda Federaalka oo fasaxday diyaaradihii duulimaadyada ku tagi jiray magaalada Doolow ...

Muqdisho (KAAB TV) -War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxay in Diyaaradihii t...

Puntland oo difaacday xiriirka wadashaqaynta ah ee u bilowday iyaga iyo Somaliland

GARAWE (KAAB TV) -Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa, ayaa difaacay xiriirka wadashaqeyneed ee dhawaan u ...

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay deegaan hoostaga degmada Cadalle

CADALE (KAAB TV) - Wararka ka imaanaya deegaanka Koogaar ama Burdheere oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadale ee gobolka ...

XOG: Firdhiye oo ka cudurdaartay dalabkii RW Xamse

MUQDISHO (Kaab TV) - Ilo wareed ku dhow Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo ayaa u sheegay Kaab TV in Cabdiqaadir Aw-Cali Firdhiye ...

Khasaaraha Roobabka Muqdisho: 7 dhimasho, 9 guri oo dumay

MUQDISHO (Kaab TV) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay khasaaraha roobab xooggan oo ka da'ay caasimadda Muqdisho kuwaas oo ...
00:02:44

Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Roobkii xooggaan...

Muqdisho (KAAB TV) - Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray khasaarihii ka dhashay roobkii xalay ka day magaalada Muqdisho,...
00:04:55

Shacabka ku dhaqan Caasimada Garoowe ee maamulka Puntland oo madaxweyne XasaN ugu baaqay i...

Garoowe (KAAB TV) - Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe oo madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu iscaliso, islamarkaana uu ku ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News