HomeWararka

Wararka

00:01:26

Wareysi’ Agaasime Muxudiin Saabeey ayaa Kaab Tv ugu Warbixiyey Dagaalkii Culuslaa

Wargaadhi (KAAB TV) - Muxuyidiin Saabey oo kaabtv uga warbixiyay dagaal maanta dhexmaray ciidanka DF iyo Alshabaab kaas oo ka dhac...

Turkiga oo dadaalo shidaal baaris ah ka bilaabaya Liibiya Ciraaq iyo Soomaaliya

ANKARA (KAAB TV) -Turkiga ayaa lagu wadaa in uu mashaariic cusub oo shidaal baaris ah iyo gaaska dabiiciga ah ka billaabo Liibiya,...

Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti oo ka hadlay xasiloonida Soomaaliya

DJIBOUTI  (KAAB TV) -Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Arbacadii kulan ...

Congo iyo M23 oo ku heshiiyay nabad ay Qatar dhexdhexaadineyso

DOOXA (KAAB TV) - Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo fallaagada M23 ee ay Rwanda taageerto ayaa Arbacadii bayaan ay soo sa...

Trump oo Zelensky ku eedeeyay fashilinta heshiis laga gaaro dagaalka Ukraine

WASHINGTON (Kaab TV) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky inuu burburin...

Urdun oo mamnuucday Ikhwaanul Muslimiin

CAMMAAN (Kaab TV) – Dowladda Urdun ayaa si rasmi ah u mamnuucday ururka Ikhwaanul Muslimiin, toddobaad kaddib markii ay sheegtay i...

Faahfaahin: Weerarka Shabaab ee saldhigga ciidanka Danab ee Wargaadhi

MUQDISHO (Kaab TV) - Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada Danab ku l...

Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Wargaadhi

Wargaadhi (KAAB TV) - Kooxda Al Shabaab, ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo baabuur laga soo buuxiyay, waxa ay ku qaa...
00:06:46

Wareysi Xasaasi ah: Afhayeenka Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada ee Tiir

Muqdisho (KAAB TV) - Afhayeenka xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada ee Tiir oo wareysi xasaasi ah siiyay tilifishinka Kaabtv ayaa ka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News