HomeWararka

Wararka

Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo kaabiga ku haaya degmada Aadan Yabaal

Aadan Yabaal(KAAB TV) -Wararka naga soo gaaraya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisle...

AFRICOM oo wax ka beddeshay siyaasaddeeda shaacinta khasaaraha howlgalladooda Soomaaliya

Muqdisho (KAAB TV) -Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in uusan hadda kadib shaacin doonin faahfaahinta...

Jabuuti oo dalkeedi ka musaafurinaysa dadka kasoo jeeda Soomaaliya iyo Yemen

Jabuuti (KAAB TV) - Dowladda Jabuuti ayaa bilawday xariga iyo masaafurinta muwaadiniinta Yemen iyo kuwa Soomaalida iyo dadka kale ...
00:08:23

Somaliland oo 195 waddan ka codsatay inay aqoonsadaan

HARGEYSA (Kaab TV) - Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku dhawaaqay in Somaliland si rasmi ah codsiyo aqoonsi u gudbisay 195-ka w...

Kenya oo baareysa sababaha ka dambeeya in Diyaarado ka diiwaangashan dalkeedi ay shilal ku...

Muqdisho (KAAB TV) -Wargeyska Capital FM ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Dowladda Kenya ay si rasmi ah u dhistay koox baa...

IMF oo ka digtay saameynta dhaqaale ee ka dhalan karta hoos u dhaca deeqaha dibadda ee Soo...

Muqdisho (KAAB TV) -Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ka digtay in hoos u dhaca deeqaha caalamiga ah ee Soomaaliya la siiyo uu ...

Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab ka saaray deegaano ka tirsan gobolka Mu...

Muqdisho (KAAB TV) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo qorsheysnaa uga saara...
00:05:57

Fursad intee la’eg ayey dowladda siisay dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed?

MUQDISHO (Kaab TV) - Fursad intee la'eg ayey dowladda hadda ka jirta Soomaaliya siisay dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed?
00:00:43

Qarax xerada Damaanyo: 15 qof oo geeriyootay

MUQDISHO (Kaab TV) - Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii qof isa soo miidaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News