HomeWararka

Wararka

EVC Plus oo Cilad Weyn la Kulmay, Soomaali Badanna Ay Ku Adkaatay Adeegsiga Lacagtooda

Adeegga lacagaha mobilka ee EVC Plus ee shirkadda Hormuud Telecom ayaa maanta la kulmay cilad weyn oo saameyn ku yeelatay isticmaa...

Macallimiintii Saxday Imtixaanka Qaranka oo Ka Cabanaya Lacagaha

Macallimiinta ka qeybqaatay saxidda imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ayaa wajahaya dood xooggan oo ku saabsan lacagaha loo bix...

Xaaladda Beledweyne Saaka: Xiisad ka Dhalatay Goobaha Diiwaangelinta Doorashada

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka wajahaysa xaalad siyaasadeed oo kacsan, kaddib markii ciidamo Macawiisl...

Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo Belgrade Lagu Qabtaya

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeybgalay kulan heer sare ah oo lagu xusayay 65-guurada shirkii...

Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah

Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Ma...

Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne

Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiira...

Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda Soomaaliy...

Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soo...

Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?

Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, ...

Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay beegsi ka dhan ah reerka Laftagareen

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aada...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News