HomeWararka

Wararka

00:04:14

Wararkii u danbeeyey xaalka Dhahar iyo dagaalkii shalay

GAROWE (Kaab TV) - Wararka ugu dambeeya ee ka imaanaya degmada Dhahar ayaa sheegaya in maanta xaalku deggan yahay ka dib dagaal dh...
00:06:04

Isimada Dhaqanka Gobolka Sanaag oo dalbaday in la joojiyo dagaalka Dhahar

GAROWE (Kaab TV) - Isamada dhaqanka gobolka Sanaag ayaa cod dheer ku sheegay in la joojiyo dagaalka magaalada Dhahar ee u dhexeeya...

Tallaalka carruurta Soomaaliya oo wax xoogaa horumar laga gaaray

Muqdisho (Kaab TV) –  Xog cusub oo ay si wadajir ah u soo saareen Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo Hay’adda UNICEF ayaa muu...
00:39:42

Baraarug Podcast 17: Ciribtirka Gudniinka Fircooniga ee Soomaaliya

MUQDISHO (Baraarug) – Qaybta 17aad ee Baraarug Podcast ayaa diiradda saareysa arrin halis ah oo saameyn ballaaran ku leh gabdhaha ...

Golaha wasiirada Hirshabeelle oo shir kaga hadlay amniga

JOWHAR (KAAB TV) – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golah...

Saddex askarta Kenya ah oo lagu dilay qarax miino

Kenya(KAAB TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo haleelay gaari ay la socdeen ciidamada Difaaca Kenya, k...

Itoobiya oo qabatay 82 Xubnood oo ISIS ah

Muqdisho (KAAB TV) – Itoobiya ayaa qabatay 82 xubnood oo ka tirsan kooxda isku magacawday Dowladda Islaamiga ee ISIS. Hay’adda ...

Puntland oo dagaalkii Dhahar ku eedeysay Dowladda Soomaaliya

GAROWE (Kaab TV) - Dowladda Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, kaas...

Sanaag: 5 ruux oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Dhahar

GAROWE (Kaab TV) - Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhimatay dagaal ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag Talaadadii shalay ka dib...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News