HomeWararka

Wararka

Dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo

Dagaal beeleed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaal beeleedkaan ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo booqasho ku tagay Washington

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Abdirahman Dahir Aadan, ayaa booqosho ku tagy Washington, D.C...

Maayarkii Berbera iyo Ku-xigeenkiisii oo Iska Casilay Xilalkii ay Hayeen

Maayirkii magaalada Berbera, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii ...

Somaliland oo soo saartay bayaaan ku saabsan sii deynta maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Maxamed Muuse Cabdi oo loo yaqaan Galayr, ayaa xaqiijiyay in maxaabiista lag...

AL-shabaab oo weerar ka gaysatay Ismaamulka Mandheera

Xubno lagu tuhmayo in ay katirsan yihiin AL-shabaab ayaa weerar si siman ka gaystay Magaalooyinka Arabia iyo Fino ee Ismaamulka Ma...

Warbixin cusub oo ka digtay in ku sii daaho Mareykanka dagaalka sokeeye ee Soomaaliya

Warbixin cusub oo uu soo saaray machadka fikirka ee Defense Priorities ayaa ku boorrineysa maamulka Trump inaysan aqoonsan Somalil...

Dalalka soo diray Ciidanka AUSSOM Soomaaliya oo ka shiraya Mustaqbalka Howlgalkooda

Khubarro Ciidan oo ka kala socda Dalalka Soomaaliya usoo diray Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalla AUSSOM ayaa ka shiraya qorshah...

Khilaafka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan oo saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya

Khilaafka sii fidaya ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa si toos ah u saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo qiimah...

Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SJS) oo soo dhaweeyay sii deynta wariye Shucayb

Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu soo dhaweeyay sii deynta wariye Shucayb Daad Maxamed ee magaalada Boosaaso, Gobolka P...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News