HomeWararka

Wararka

Hadal-hayn ka dhalatay hadallo uu sheegay Xamza Cabdi Barre oo ku saabsan Xawaadle iyo Laf...

Hadallo siyaasadeed uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa dhaliyey hadal-hayn la xiriirt...

DEG DEG: Dagaal culus oo ka socda degmada Buurhakaba ee gobolka Baay

Wararka laga helayo degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo degmada, kaddib markii la sheegay...

Dabaaldegga Hargeysa oo sii xoogaystay kaddib hadalkii Donald Trump ee Somaliland

Magaalada Hargeysa ayaa laga dareemay dabaaldeg iyo farxad ay muujiyeen qaar ka mid ah shacabka Somaliland, kaddib markii Madaxwey...

Midowga Yurub oo hakiyay hilibka laga keeno Namibia kaddib markii cudurka afka iyo lugaha ...

Midowga Yurub ayaa si ku-meel-gaar ah u hakiyay soo dejinta hilibka cusub ee lo’da, idaha iyo riyaha qaarkood ee laga keeno Namibi...

Kiiska Joseph Kabila iyo Soomaaliya: Mucaaradka ma u weecan karaan jabhado hubaysan si ay ...

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, ayaa mar kale soo jiitay indhaha caalamka kaddib mark...

‘Muuse Suudi oo lagu eedeeyay inuu feeray wariye ka Howlgala Muqdisho

Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa lagu eedeeyay inuu gacan ka hadal kula kacay wariye su’aalo ka weydiinayay xiisadda siyaasadee...

Hindise Sharciyeedka Kufsiga oo Baarlamaanka la horgeeyay

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo muddo dheer ho...

Shacabka Somaliland oo ku kala aragti duwan hadalka Trump: Magac cusub ma loo bixinayaa So...

Hadal uu Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Youngstown ee gobolka Ohi...

Soomaaliya oo ka dhex muuqatay liiska dalalka la xiriira jebinta cunaqabataynta bangiga Ma...

Dowladda Maraykanka ayaa tallaabooyin ciqaabeed oo ka badan 1.21 bilyan oo dollar ku soo rogtay bangiga Bank of America, kaddib ma...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News