HomeWararka

Wararka

00:03:58

Weeraro laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Muqdisho oo ay ka digtay safaaradda Mareykanka

MUQDISHO (KAAB TV) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni fiidnimadii Talaadada, iyadoo ka digtay “we...
00:03:51

Dagaal beeleed xooggan oo geystay khasaaro badan oo ka socdo degmada Afbarwaaqo

Mudug (KAAB TV) - Dagaal beeleed dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka socdo deegaan hoostago degmada Afbarwaa...
00:05:25

Faahfaahinta Dagaaladii & duqeymihii dhacay Saacadihii lasoo dhaafay & khasaaraha ...

Shabeella dhexe (KAAB TV) - Ciidanka xoogga dalka ayaa duqeymo culus xalay ka geystay gobolka Shabeellaha dhexe, duqeyntaas ayaana...

Diyaaradda Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

MUQDISHO(KAAB TV) -Diyaaradda Turkish Airlines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay howlihii duulimaad ee ay ku tagi jirtay Muqdisho, ...

Laftagareen iyo Abdisalaan Abdi oo tababar usoo xiray ciidamoo loo tababaray Koonfur Galbe...

Beydhabo (KAAB TV) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka Abdisala...

In ka Badan Hal Milyan oo Qof oo laga Cabsi Qabo in Ay Abaaro Ku Dhuftaan Soomaaliya

MUQDISHO(KAAB TV) -Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa walaac ka muujisay abaaro laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan in ka badan h...

Jubbaland Oo Bogaadisay Hawl-gallada Milatari Ee Hir-Shabeelle

KISMAAYO (KAAB TV) -Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qeybo ka mid ah de...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ugu baaqay Somaliland in ay xayiraadda ka qaadaan TV-g...

MUQDISHO(KAAB TV) -Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS waxa uu ugu baaqayaa maamulka Somaliland in ay xayiraadda ka qaadaan TV...

Volodymyr Zelenskyy oo ogolaaday in uu ka hoos shaqeeyo madaxweyne Trump

Ukraine (KAAB TV) - Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa siyaasad ahaan isku dhiibay dowladda Mareykanka, isaga oo meesh...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News