HomeWararka

Wararka

Kaalmadii ay heli jireen Ciidanka DANAB oo istaagtay

MUQDISHO(KAAB TV) -Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo kahor hadlay Golaha Shacabka Baarlama...

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ay ka geystaan ​​ garo...

MUQDISHO(KAAB TV) -Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni fiidnimadii Talaadada, iyadoo ka digtay “weer...

Ciidanka difaaca Puntland oo wali wada baadigoobka firxadka kooxda Daacish

Calmiskaad (KAAB TV) - Ciidamada difaaca Puntland, ayaa wali sii wada howlgalada ay ku baadigoobayaan firxadka kooxda Daacish, kuw...

Fahad Yaasiin oo bixiyay Wareysi gaar ah ayaa ka hadlay maqaam xumada Imaaraadka kula dhaq...

Qaahira (KAAB TV) - Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo waraysi gaar bixiyay ayaa ka had...

Xuutiyiinta Yemen oo soo riday diyaarad uu leeyahay Mareykanka

Yemen (KAAB TV) - Afhayeenka militariga ee Xuutiyiinta Yemen, Yaxye Sariic ayaa ku dhawaaqay in ay soo rideen diyaarad aan duuliya...
00:02:52

Dagaalo culus iyo duqeymo ka socda qeybo kamid ah gobolka sheeballada dhexe

JOWHAR (KAAB TV) - Ciidamada XDS iyo kuwa Macawiisleey ee deegaanka ayaa si wada jir ah dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxda...

Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray

Gedo (KAAB TV) -Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wabiga Daawo ee mara duleedka degmadaasi ...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kordhiyay cunaqabateynta Al-Shabaab

NEW YORK  (KAAB TV) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu kordhiyay nidaamka cunaqabateynta ah ee ka dh...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya & Macawiisley oo Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka ...

JOWHAR (KAAB TV) -Ciidamada XDS iyo kuwa Macawiisleey ee deegaanka ayaa si wada jir ah dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxda ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News