HomeWararka

Wararka

Guddoomiyaha Doolow oo ka hadlay xaaladda amniga iyo siyaasadda Gedo

Guddoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi (Lafeey), ayaa maanta kormeer ku tegay ciidamada amniga degmada ...

Warbaahinta Soomaaliya iyo baahinta tooska ah: Dastuurku muxuu ka qabaa, xaggee ayay xadka...

Doodda ku saabsan in warbaahinta Soomaaliya loo oggolaado inay si toos ah u baahiso shirarka, khudbadaha iyo munaasabadaha madaxda...

Türkiga oo Soomaaliya ka dhisanaya xarunta hawada sare: Fursad cusub oo Soomaaliya u furay...

Türkiye ayaa wadday qorshe istiraatiiji ah oo ay Soomaaliya uga dhiseyso xarun laga diro gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, taas o...

Khilaafka Masar iyo Itoobiya iyo Saameynta uu ku Yeelan Karo Soomaaliya

Khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya wuxuu muddo dheer ku salaysnaa muranka webiga Nile, gaar ahaan Biyo-xireenka Weyn ee Renai...

Wakaaladda Wararka Itoobiya oo dhaliishay mowqifka Xasan Sheekh ee xiriirka Soomaaliya iyo...

Wakaaladda Wararka Itoobiya ayaa daabacday maqaal si weyn loogu dhaliilayo mowqifka Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan xiriirka So...

Maxkamadda Hargeysa oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay qoraa Aadan Sahan

Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa maanta saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay qoraa Aadan Sahan, oo muddooyinkii u dambeeyay ku xirn...

Qaboojiyeyaasha Garoonka Aadan Cadde oo la damiyay iyo cabashooyin cusub oo ka dhashay ade...

Cabashooyin cusub ayaa kasoo baxay xaaladda adeegyada Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii la ...

Wasiirka Caafimaadka oo Baarlamaanka looga su’aalay lacagaha isbitaallada iyo tayada adeeg...

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Arrimaha ...

Lafta-gareen oo Turkiga uga digay faragelin siyaasadeed iyo taageeridda beel gaar ah

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa si adag uga hadlay doorka Dowladda ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News