HomeWararka

Wararka

Saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka oo Booqday Ciidamada Ceel-waaq si ay u xoojiyaan u diya...

Gedo (KAAB TV) -Kormeero iyo taageero isugu jirta ayaa saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka waxa ay shalay ku booqdeen ciida...

9,000 oo Askari oo ATMIS ah oo laga saaaray Soomaaliya iyadoo Hawlgalka Midowga Afrika uu...

Muqdisho (KAAB TV) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah u soo gebagebeeyey Wajig...
00:07:19

Guddiga doorashada: Waxaa socda tirinta codadka, natiijada anaga sheegi doona

HARGEYSA (Kaab TV) - Guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland Muuse Xasan ayaa sheegay goorta la filan karo natiijada codeynta S...

Goob joogayaal caalami ah oo bogaadiyay hanaanka nabada ah ee doorashada Somaliland.

Hargeysa (KAAB TV) - Goob-joogayaasha caalamiga ah ayaa ku bogaadiyay komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Arbacadii shala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadalo istiraatiji ah la yeeshay Safiirka Mala...

Muqdisho (KAAB TV) - Talaabo muhiim ah oo lagu kobcinayo xiriirka caalamiga ah, ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ma...

Soomaaliya iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xarunta Dhaqdhaqaaqa Cimilada.

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay Hay’adda Global Center for Climate Mobility, hesh...

Turkiga iyo Masar oo ka wada hadlay xaaladda Afrika iyadoo uu weli taagan yahay muranka u ...

Turki (KAAB TV) -Mas’uuliyiinta Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay laba wareeg oo wada-hadallo ah oo ku saabsan Afrika iyo Liibiya, iy...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa UK si uu uga wadahadlo hannaan...

UK  (KAAB TV) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Madoobe, ayaa maanta Aqalka Baarlamaanka...

Tirinta Codka Somaliland Oo Si Habsami Leh Uga Socota Doorashada Madaxtinimada Somaliland....

Hargeysa (KAAB TV) - Ka dib maalin doorasho oo ay dad badan u dareereen cod bixinta ayaa waxaa Somaliland ka bilaabatay tirinta co...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News