HomeWararka

Wararka

Shirkadaha diyaaradaha oo wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imaanaya dhanka DF

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku cadaadineysa shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka howlgalla in ciidamo dheeraad ah ...

Bashaar Al-Assad oo xaskiisa iyo Caruurtiisa kala baxay dalka Suuriya

Dimishiq (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Al-Assad, ayaa hadda u muuqda mid niyadjabsan oo xaalka kusii xumaanayo, w...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Is-afgarad ku saabsan iskaashiga kheyraadka biyaha....

Muqdisho (KAAB TV) - Masar iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay si rasmi ah u sameeyaan is-afgarad muhiim ah oo ku saabsan maareynt...

Soomaaliya oo Itoobiya ku eedaysay ‘faragelin’, oo ay colaad ka dhex hurisay q...

Muqdisho (KAAB TV) - Soomaaliya ayaa Jimcihii ku eedeysay Itoobiya inay faragelin ku heyso maamulkeeda koofureed ee Jubaland, taas...

Saraakiil kamid noqoneysa Daraawiishta ciidanka boliiska Somalia oo tababar loosoo xiray

Muqdisho (KAAB TV) - Taliyaha Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha S/ guuto Cabdulaahi Xasan Bariise ayaa tababar ugu soo xiray Saraaki...

Jahwareer ka taagan garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegaya inay hakisay dhamaan duulimaadyadii rakaabka de tegi jiray go...

Masuul Soomaaliyeed oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Nabadda Haweenka IGAD.

Mombasa(KAAB TV) -  Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Soomaaliya ayaa loo doortay Guddoomiyaha Madasha Nabad...

Budhcad-badeed Soomaali ah oo markabka kalluumaysi ee Shiinaha ku qabtay meel u dhow xeeb...

Puntland (KAAB TV) -Burcad-badeed hubeysan ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socd...

NISA oo sheegtay in saraakiil sare oo ka tirsan ‘AS’ lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose....

Afgooye (KAAB TV) -Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa faah faahin ka bixisay hawlgal gaar ah oo ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News