HomeWararka

Wararka

Biyaha Niilka oo sii kala qaybsanaanaya iyadoo Masar iyo Suudaan ay diideen heshiis cusub ...

Muqdisho (KAAB TV) -Masar iyo Suudaan ayaa laba jibaaray diidmadooda ku aaddan heshiiska cusub ee la ansixiyay ee qaab dhismeedka ...

Isbaheysiga Soomaaliya ee Masar iyo Eritrea ma sii jiri doono, ayuu yiri wasiirkii hore ee...

Muqdisho (KAAB TV) - Axmed Ciise Cawad ayaa ka digay in isbaheysigii dhawaan ay Soomaaliya la gashay Masar iyo Eritrea uu ahaa mid...

Soomaaliya Oo Deeq Waxbarasho Siisay Arday Suudaani Ah Oo Colaaduhu Saameeyeen.

Muqdisho (KAAB TV) -Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in deeq waxbarasho la siinayo ardayda Suudaan ee ay saam...

Netanyahu iyo Biden oo kawada hadlay nooca weerarka lagu qaadaayo Iran

New York (KAAB TV) - Maamulka Israa’iil ayaa u xaqiijisay Aqalka Cad ee dalka Mareykanka  in weerar aargoosi ah ku qaadi doonaan g...

Maamulka Isra’iil oo wali cashar ka baran la khasaaraha dagaalka kasoo gaaray

Tel Aviv (KAAB TV) - Maamulka Israa’iil, ayaa wali layaaban indhahana la taagaya sida uu u dhacay weerar ay kooxda hubeysan ee Xis...

Diyaaradaha Isra’iil oo duqeyn ka fuliyay goob ay deganaayeen koox Masiixiyiin ah

Lubnaan (KAAB TV) - Sida ay xaqiijisay Hey’adda Laanqeerta Cas ee Lubnan, ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay ...

Diyaaradaha iyo Maraakiibta dagaalka Shiinaha oo galay xadka Taiwan iyo xiisad colaadeed o...

Taiwan (KAAB TV) - Dowladda Shiinaha ayaa qaaday tallaabooyin lagu cabsi galinayo maamulka iyo shacabka Jaziirada Taiwan, oo Shiin...

Degmooyinka gobolka Banaadir oo saxmad laga dareemayo kaddib tallaabadii uu qaaday Madaale...

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale, ayaa magacaabay guddi kormeer ku sameeya xarumaha degmooyinka g...

Cabdi Xaashi iyo Saalax Axmed Jaamac oo heshiis ka gaaray khilaafkii soo kala dhexgalay

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fe...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News