HomeWararka

Wararka

00:05:41

LA KULAN Ganacsade fursad ka heley cunto waddaniga xilli Soomaaliya ay wajahayso cunto yar...

GAROOWE (KAAB TV) - Inkastoo wadanka ay cunno yaraantu saameysay, oo malaayiin qofna ku nool yihiin xeryaha barakacayaasha, haddan...

Itoobiya oo ka walaacsan hubkii loo soo daabulay Soomaaliya.

Addis Ababa (KAAB TV) -  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in saanadda la keeno Soomaaliya ay sii xumeyn karto cola...

SSC-Khaatumo oo Puntland uga digtay muran dhul, wacadna ku maray inay difaaci doonto dhul....

Las Anod (KAAB TV) -Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa ku eedeeyay Puntland inay ku soo xad-gudbeen dhul ay leeyihiin, waxayna t...
00:05:30

Doorashada Somaliland iyo sida ay u arkaan shacabka Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV) - Dadweynaha ku dhaqan Muqdisho ayaan weydiinay aragtida ay ka qabaan doorashada bisha Nofembar ee sannadkan ka...

Waa maxay sababta Afrika ay u yeelanayso laba kursi Golaha Ammaanka ee QM

MUQDISHO (KAAB TV) -  Rabitaanka Afrika ee ah in ay si buuxda uga dhex muuqdaan dhammaan hay'adaha go'aaminta ee Qaramada Midoobay...

Masar oo war kasoo saartay hubka ay usoo dirtay Muqdisho

Qaahira (KAAB TV) - Waxaa dekadda magaalada Muqdisho kusoo xirtay, markab weyn oo siday hub kala duwan oo loogu tala galay in ay a...

RW Soomaaliya oola kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay

MUQDISHO (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ka mid ah madaxda ka qeyb gal...

Daraawiishta Jubbaland oo fashiliyay weerar Al-Shabaab ay ku soo qaadeen Janaa Cabdalle

KISMAAYO (KAAB TV) - Ciidamada daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee ka howlgala deegaanka istiraatiijiga ah ee Jann...

In ka badan 342,000 oo ku barakacay gudaha Soomaaliya 8 bilood gudahood

MUQDISHO (KAAB TV) - Colaadaha, amni-darrada, iyo isbeddelka cimilada ayaa ku barokacay in ka badan 342,000 oo qof gudaha Soomaali...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News