HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Baydhabo si uu u qaboojiyo xiisadda ka taa...

Muqdisho (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago magaalada Baydhabo ee xarunta maamul...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo dib ula wareegay gacan ku heynta deegaano ka tir...

Mudug (KAAB TV) - Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad deegaanka ah ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Bara...

Safiirka Soomaaliya oo beeniyay hadalka Tarsan ee ku saabsan muranka dhismaha safaaradda K...

Nairobi (KAAB TV) - Arrin cusub ayaa ka soo cusboonaatay muranka dhanka sharciga ah ee u dhaxeeya safaaradda Soomaaliya ee Nairobi...

Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori ee Turkiga Oo Soomaaliya Lagu Xiray Iya...

Muqdisho (KAAB TV) -  Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la xiray Ertugrul Karafiyeli oo u dhashay da...

Aabe Soomaaliyeed oo wiilashiisa waxyeelo kasoo gaartay qarixii Liido oo lacag la guddoons...

Muqdisho (KAAB TV) - Guddiga maaliyadda gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA, ayaa deeq lacag dhan 2...

Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo wajahaya mustaqbal xumo iyadoo isbedelka cimiladu uu qal...

Muqdisho (KAAB TV) - Dhibaatada biyaha ee ka sii daraysa ee ka jirta gobolka Soomaalida ee Itoobiya ayaa halis galisay in ka badan...

Soomaaliya ka dib, Masar waxay u eegtaa Eritrea inay go’doomiso Itoobiya.

Muqdisho (KAAB TV) - Toddobaadkii hore madaxa sirdoonka Masar iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa magaalada Asmara kula kulmay mada...

Lix qof oo culumo ahaa oo lagu dhex dilay Masjid kuyaala magaalada Wardheer ee dowlad deeg...

Wardheer (KAAB TV) - Waxaa xalay deegaan hoostaga magaalada Wardheer ee katirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ka dhacay f...

DEG DEG: Maxkamadda sare ee dalka oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa...

Muqdisho (KAAB TV) - Maxkamadda Sare ee dalka ayaa si la mid ah maxkamadda Gobolka Banaadir iyo midda Racfaanka dil toogasho ah ku...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News