HomeWararka

Wararka

Sucuudiga oo dhaxda u galay labo awoodood ciidan oo ugu waaweyn caalamka Muslimka

Sucuudigu wuxuu dhex galay labo awoodood oo ciidan oo ugu waaweyn caalamka Muslimka si ay difaac ugu noqdaan maadaama dagaalka Ira...

Puntland oo la wareegtay talis ciidan oo ku yaallay degaanka Carmo ee gobolka Bari

Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla degaanka Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo ay hore u degg...

Muwaadin Yemeni ah oo lagu dilay gudaha masaajid ku yaalla Muqdisho

Muwaadin u dhashay Yemen oo lagu magacaabo Fikri Xasan Al-Misbahi ayaa lagu dilay gudaha mid ka mid ah masaajidda ku yaalla Soomaa...

Ciidan katirsan Kumaandooska Gorgor oo tababar loogu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Milatariga Soomaaliya Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid), oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka D...

Maxkamad ku taalla Kenya oo Nin lagu helay in uu katirsanaa Al-Shabaab ku xukuntay 115 sa...

Maxkamadda Kahawa ee Dalka Kenya waxa ay ku dhawaaqday xukunka Ibraahim Xuseen Xasan oo lagu soo oogay 7 dacwad oo mid weliba sana...

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Galkacyo

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa aroornimadii hore ee saaka gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mud...

Faafaahin: Qarax caawa ka dhacay Hargeysa

Faafaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax bambo-gacmeed oo cawaa ka dhacay  Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. B...

Madaxweynaha Somaliland oo Beesha Caalamka u soo bandhigay horumarka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka tirsan Beesha Ca...

Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka tirsan Howlgallada Gaarka ah ee Taliska Ciidamada ...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Howlgallada Gaarka a...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News