HomeWararka

Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo Baydhabo kulan kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur ...

Baydhabo (KAAB TV) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shir guddoominayay kulan xasa...

Soomaaliya oo doonaysaa in ay yarayso saamaynta qallalan.

Muqdisho (KAAB TV) - Khubarada haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay (QM), iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa Arb...

Jaamacadda Carabta oo si wadajir ah u taageertay Qaranimada Soomaaliya ee ka dhanka ah Ito...

MASAR  (KAAB TV) -Kal-fadhigii 162-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa waxa ka soo baxay baaq mi...

Wararkii u dambeeyay dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud.

Galgaduud (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, k...

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay 10 ruux oo lagu tuhmayo dila...

Muqdisho (KAAB TV) - Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen 10-ruux oo looga shakisa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xilka ka qaaday Wasiirka warfaafinta Galmudug + Sababta

Galmudug (KAAB TV) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa wareegto uu xalay soo saaray xilka uga qaaday Wasiir...

Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alberto Fujimori oo geeriyooday muddo uu laxanuusanaa cud...

Peru (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee dalka Peru, Alberto Fujimori, oo caan ku noqday doorki uu ka ciyaaray horumarinta dhaqaalah...

Dagaal culus oo udhexeeyo labo maleeshiyo Beeleed oo ka socdo gobolka Mudug

Mudug (KAAB TV) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Buq oo wax yar u jira d...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay xiriirkooda difaaca.

Muqdisho (KAAB TV) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safi...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News