HomeWararka

Wararka

ATMIS oo soo bandhigay istaraatijiyadda amniga ka dib maalgelin loo yaboohay

MUQDISHO (Kaab TV) - Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda iyo dhismaha nabadda Rosemary D...

Wararkii ugu dambeeyay qarax bam-gacmeed oo ka dhacay Kismaayo

KISMAAYO (Kaab TV) - Faah-faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed oo lagu weer...

Madaxweynaha Somaliland oo mamnuucay in hantida dowladda loo isticmaalo ol’olaha doo...

HARGEYSA  (Kaab TV) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo ololaha doorashada in ...

Isra’iil oo sheegtay weeraro diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ka geysatay Tel Av...

Tel Aviv (KAAB TV) - War kasoo baxay milatariga maamulka Isra’il, ayaa looga hadlay diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn oo saacad...

SJS oo cambaareysay falkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay Wariye Cabduqaadir Maxamed ...

MUQDISHO (Kaab TV) -  Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS waxa uu cambaareynayaa falkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay Wa...

Itoobiya: RW Abiy oo saddex wasiir oo cusub u magacaabay xilal

ADDIS ABABA (Kaab TV) - Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiirro cusub oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha Arrimah...

Saxafi xalay Saqdii Dhexe Gurigiisa oo ku yaalla degmada Boondheere lagala baxay

MUQDISHO (Kaab TV) - Wariye Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jakaarta) oo ka tirsan Shaqaalaha warbaahinta Risaala. ee Magaalada Muqdisho...

Geriga iyo gorayada oo qarka u saaran inay dabar go’aan waqooyiga Kenya

NAIROBI (Kaab TV) - Ilaaliyeyaasha ayaa ku boorrinaya Adeegga Duur-joogta Kenya (KWS) inay xoojiyaan dadaallada lagu ilaalinayo Ge...

Hay’adda Qaramada Midoobay oo u aragta hoos u dhac ku yimid shilalka gargaarka bini&...

MUQDISHO (Kaab TV) -Hay'adda gargaarka Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Khamiista in shilalka gargaarka bini'aadantinimo ay hoos u ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News