HomeWararka

Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta lakulmay Maxamed Shiyaac

Baqdaad (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la q...

Ciidamada dowlada oo howlgalo culus ka sameeyay wadada xiriirisa magaalooyinka Balcad iyo ...

Jowhar (KAAB TV) - Ciidamada dowladda Federaalka ayaa maanta kordhiyay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda inta u dhax...

Ciidanka dowladda oo ku biiray dagaalka ka socdo degmada Luuq ee degmada Doolow

Luuq (KAAB TV) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq ee gobolka Gedo , ayaa saakay dib ...

Madaxweyne Ruto oo sheegay qorshe kale uu xal ku raadinaayo

Nairobi (KAAB TV) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Jimcihii soo jeediyay kharash dhimis iyo deyn dheeraad ah, si xukuumaddii...

Weerar gaadmo ah oo ka dhacay xadka Kenya iyo Uganda oo lagu dilay dad Soomaali ah oo safa...

KAMPALA (KAAB TV) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday xuduudka u dhaxeeya Kenya iyo Uganda, waxaana ka dhashay khasaare nafeed oo ...

Dagaal dib uga qarxay degmada Luuq

MUQDISHO (KAAB TV) - Waxaa saakay mar labaad dib u u qarxay dagaal beeleed u dhaxeeyay beelaha Macalin Weyne iyo Gabaa Weyn kaasoo...

Madaxweyne soomaaliaya oo bogaadiyay “Taageerrada Shuruud la’aanta ah” ...

MUQDISHO (KAAB TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn uga mahadceliyey taageerada hagar la’aanta ah ee d...

Ololihii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo guulo ka gaartay Is-afgaradkii Itoobiya iyo Som...

MUQDISHO (KAAB TV) - Heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somalilan...

Weerarada Xuutiyiinta oo sii hurinaya dib u soo kabashada burcad badeedda Soomaalida.

MUQDISHO (KAAB TV) –   Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho kaga qeyb galay mu...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News