HomeWararka

Wararka

Soomaaliya: Yaa Awood Badan, Dowladnimada Mise Qabiilka?

Soomaaliya waxaa muddo dheer ka taagnaa su’aal muhiim ah oo si toos ah ugu saabsan mustaqbalka dalka: yaa awood badan, dowladnimad...

Soomaaliya ma leedahay Dastuur? Doodda ka dhalatay Dastuurkii Ku-meelgaarka ahaa iyo wax-k...

Soomaaliya ayaa muddo dheer wajahaysay dood siyaasadeed iyo sharciyeed oo ku saabsan Dastuurka dalka, iyadoo su'aasha ugu weyn ay ...

Dowladda Federaalka iyo Laftagareen oo wajahaya khilaaf cusub oo la xiriira dhaqaalaha

Warar kala duwan soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaday tallaabooyin lagu xaddidayo dhaqdhaqaaqa maa...

Isballaarinta Xuutiyiinta oo walaac ka abuurtay Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Isballaarinta iyo kordhinta saameynta kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa si weyn u kordhisay walaaca laga qabo xaaladda amni ee Badd...

Xasan Sheekh oo kulamo siyaasadeed ka wada arrimaha Hirshabeelle iyo qorshaha isbeddelka h...

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo musharrixiinta lagu sheegay inay doonay...

Afhayeenka Laftagareen oo Turkiga ku eedeeyay faragelin siyaasadeed iyo mid militari

Afhayeenka Madaxweyni hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa si adag uga hadlay doorka sii kordhaya ee ...

Duqeymaha Turkiga: Mas’uuliyadda Sharciga Yaa Leh?

Duqeymaha cirka ee ka dhacaya Soomaaliya, gaar ahaan kuwa lagu eedeeyay in diyaaradaha Turkiga ay ka qeyb qaadanayaan, ayaa dhaliy...

Dastuurka Soomaaliya khatarta ka dhalan karta khilaafka sharci iyo siyaasadeed

Soomaaliya waxay wajahaysaa mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee dhinaca dastuurka, siyaasadda iyo amniga, kaddib markii dalka ...

Dagaal ka dhacay Dayniile oo carruur iyo hooyadood ku dhaawacmeen

Ugu yaraan afar qof oo isugu jira saddex carruur ah iyo hooyadood ayaa ku dhaawacmay dagaal ka dhacay degmada Dayniile ee magaalad...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News