HomeWararka

Wararka

Dagaal ka dhacay Dayniile oo carruur iyo hooyadood ku dhaawacmeen

Ugu yaraan afar qof oo isugu jira saddex carruur ah iyo hooyadood ayaa ku dhaawacmay dagaal ka dhacay degmada Dayniile ee magaalad...

Xarigga laba wariye oo Baydhabo ka dhacay iyo midkood oo aan la ogeyn halka lagu hayo

Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in si degdeg ah oo...

Deni oo sheegay in Puntland ay burcad-badeedda ula dagaallamayso sidii Daacish

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in maamulkiisu uu burcad-badeedda ula dagaallamayo si la mid ah dagaa...

Somaliland oo sheegtay inay ciidamo u diri karto Qasa haddii laga codsado

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ilaa 2,000 as...

Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Xerada Damaanyo, ciidamo tababar ku soo qaatay Turkiga oo ...

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Xerada Damaanyo, halkaas oo uu kula hadlay ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa...

Waddooyin ka mid ah Muqdisho oo la xadiday, shacabka oo walaac ka muujiyay

Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka u dhexeeya Sayidka iyo KM4, ayaa maanta lagu arkayaa ciidamo iyo g...

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda...

Cirro oo Washington u tegay dadaallo la xiriira aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ...

Hirshabeelle iyo fashilka xalinta colaadaha beelaha: Cali Guudlaawe xaggee ayuu ka taagan ...

Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale wajahaya su’aalo culus oo ku saabsan amniga, wadajirka bulshada iyo awoodda maamulka ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News