HomeWararka

Wararka

Gobolka Banadir oo diiday in la xirto Facemask & koofiyad

Muqdisho (KAAB ) -Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay isticmaalka Af xirka si loo xaqiijiy...

Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al...

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Soomaaliya ay ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo ...

Hay’adda NISA oo Booliiska ku wareejisay Sayid Cali Macallin Daauud oo ku eedaysan in uu g...

Muqdisho (KAAB TV) - Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Booliiska ku wareejisay Sayid ...

Aqalka Senate-ka Maraykanka oo ansixiyey $95 billion oo la siiyo Israa’iil iyo dalal kale....

Maraykanka (KAAB TV) - Aqalka sare ee Senateka ayaa Salaasadii meelmariyey, lacag gargaar ah oo la siinayo Ukraine, Israa’iil iyo ...

Dhallinyaro lagu dilay magaalada Garoowe oo shaki badan abuuray.

Garoowe (KAAB ) - Koox hubaysan ayaa  magaalada Garoowe ee Puntland waxa ay ku toogteen labo ka mid ah dhallinyarada magaaladaas....

Bahda Dugsiyada Gobolka Banaadir oo Warsaxaa-fadeed kasoo saaray dilkii loogeysta Macalink...

Muqdisho (KAAB TV) - Bahda Dugsiyada Waxbarashada gobolka Banaadir ayaa kudhawaaqay go'aan culus oo ka dhan ah dilkii maalin kahor...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maamulka hawada ay iyadu si buuxda gacanta ugu hayso

Muqdisho (KAAB TV) -  Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegtay in hawada Soomaaliya aysan waxba iska bedelin, isla markaa...

PUNTLAND : Rabashadaha ka dhasha mushaar la’aanta ciidanka oo sii kordhaya.

Garoowe (KAAB ) Magaalada Garoowe ee Puntland iyo magaalooyinka kale ee maamulkaas waxaa ku soo badanaya ciidamada ka gadoodsan la...

Faahfaahino kasoo baxaya hoobiyaal lagu weeraray degmada Ceeldheer

Ceeldheer (KAAB TV) -Wararka ka imaanaya degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay tiro hoobiyaal ah lagu gara...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News