HomeWararka

Wararka

Baarlamaanka Guud ee Afrika oo hoggaan cusub doortay.

Koonfur Afrika  (KAAB TV) - Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono ...

Kooxda AS oo weerar ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

Jowhar (KAAB)- Wararka aan  ka helayno gobolka  Shabeellaha  dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadee...

WARSAXAFADEED ”Puntland la’aanteed lama bedeli karo Dastuurka KMG”

Garoowe (KAAB)-Maamulka goboleedka Puntland ayaa gaashaanka u daruurtay markale qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo murank...
00:05:50

Afuri Walaalkaa Sooman oo ay Muqdisho ka fuliyeen Ardayda Jaamacadda Horseed

MUQDISHO (KAAB TV) - Ardayda Jaamacadda Horseed ee magaalada Muqdisho ayaa maalinkii 15aad ka fuliyay magaalada Muqdisho ol'ole lo...

Xasan Sheekh oo soo celinaya xiriirka Shiicada Iiraan, 33 kalluumeysato sharci darro oo la...

MUQDISHO (KAAB TV) - Tallaabo kale oo la yaab leh ayay ku dhaqaaqday dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo fasaxday 33 ...

MURUGO: Nin xaaskiisi hore oo haysay 4 carruura ku dilay Wanlaweyn

WANLA-WEYN (KAAB TV) - Degmada Wanla-Weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose maanta oo Isniin ah waxaa ka dhacay fal argagax leh ka dib ...

Maamulka la magac baxay Hiiraan State oo diiday in Beledweyne ka shaqeeyo Guddoomiyaha cus...

Beledweyne (KAAB TV) –  Maamulka la magac baxay Hiiraan State ee dhawaan dagaalka kula wareegay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Go...

Maxkamadda amartay in Burcad-baddeed Soomaali ah lagu sii hayo Xabsiga.

Mumbai (KAAB TV) – Maxkamadda magaalladda Mumbai ee Caasimada Gobalka Maharashtra ee K/Galbeed ee dalka Hindiya waxaa maanta la so...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News