HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray Liiska Golihiisa Wasiirrada Puntland

MUQDISHO  (KAAB TV) –  Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isa...

Dhageyso:- Diyaar-garowga Bisha Ramadaan oo laga Dareemayo Magaalada baladweyne ee xarunta...

Baladweyne (KAAB TV) – Udiyaar garowga bisha barakeeysan ee Ramadaanka ayaa waxa laga dareemayaa gudaha magaalada baladweyne ee xa...

Markab Militari oo uu leeyahay Mareykanka oo kusii jeeda Gaza.

Gaza (KAAB TV) – Markab militari oo Mareykan laga leeyahay ayaa u socda dhanka Bariga Dhexe, isagoo sida qalab lagu dhisayo marin ...

Xaafadaha Muqdisho oo xalay hoobiyaal lagu garacaay

MUQDISHO (KAAB TV) – Tiro hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, kuwaas faahfaahin hordhac ah laga helayo...

Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdish...

MUQDISHO (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ka kacay goobo ganacsi oo ku ya...
00:05:54

WARKA KAAB TV 09-03-2024

”In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis‘’.

Muqdisho (KAAB )- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa  ka hadlay  talabaadii lagu baajiyay  kulan xildhibaanadu ay s...

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.

Muqdisho (KAAB )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah ka soo muuqday shaashadaha isaga ...

XOG : Yaa Baajiyay kulan lagula xisaabtami lahaa Wasiirka Duulista hawada Soomaaliya ?

Muqdisho (KAAB )- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Barlamaanka dib u dhigay kulan maalinta beri oo Axad ah uu kula xisaabtami lah...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News