HomeWararka

Wararka

DOORASHADA : Somaliland oo cagta saaraysa waddadii doorashada.

Hargaysa (KAAB ) – Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabti ah soo saaray  xeerar ku quseeya sharciga dooras...

Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah bishii

Houston (KAAB)— Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madax...

Guddoomiye degmo oo loo haysto ka mid ahaansha Al- Shabaab.

Muqdisho  (KAAB)- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in  gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada ...

Xaaladda gaajada ah ee Magaalada Gaza oo kasii daraysa!.

Gaza (KAAB TV ) – Xaaladda Cunno la’aanta ay sababta u tahay Xukuumadda Israaiil maadaama ay go’doomisay Magaalada Gaza ayaa kasii...

Golaha shacabka oo u yeeray wasiirka duulista- Buuq badan oo jira.

Muqdisho (KAAB )- Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiirka duuliska hawada si ay jawaab ugu bixiso su’aalo la xirii...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay.

Baay (KAAB TV ) – Ciidamadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyay f...

4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya oo lagu qabtay m...

Sweden (KAAB TV ) – 4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa  lagu qabtay magaalada Stockhol...

Hay’adda Laanqeyrta Cas oo bilaabeysa raashin bisha Ramadaan oo la siinayo maxaabiista.

MUQDISHO (KAAB TV) - Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa bisha Ramadaan ka bilaabaysa xabsiyada Soomaaliya raashin...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la maalgashado ka qaybgalka haweenka Soomaaliyeed iyo m...

MUQDISHO (KAAB TV) -  Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka, Qaramada Midoobay ayaa maanta ugu baaqday maamulada...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News