Jalalaqsi (kaab tv )-Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Degmada jalaqsi oo Bur Bur xoogan ka muuqdo.
Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa ku shaqeeya guryo kira ah iyadoona aanay heeysam ciidanka ka howlagla degmada wax gaadiid ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya :Bashiir abdulahi osmaan
Hoos ka dhageyso.