SO | EN

SO | EN

Xasan Sheekh iyo Abiy oo markale isku arkaya shir ka dhacaya Nairobi

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa la rajeynayaa inay isku arkaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Abiy Axmed ayaa ka qeybgali doona shir goboleed ka dhici doona magaalada Nairobi.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News