Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka hiiraan oo gaaray baladweyne.

|

Beledweyne (KAAB TV) – Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee dowladda Hirshabelle Muuse Salaad Weliye ayaa ka amba-baxay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi.

Guddoomiyaha oo safar dhanka dhulka ah uga soo amba baxay Jowhar ayaa gaaray magaalada Beledweyne, waxaana Guddoomiyaha cusub galbinayaygaadiid dagaal iyo Ciidamo uu watay.

Guddoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Magaaladaas ayaa watay  ku dhawaad 20 gaadiidka dagaalka, waxaana uu degay  Hoygiisa oo ku yaalla magaalada Beledweyne.

Magaalada Baladweyne e Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa dhawaanahaan waxaa ka taagnaa xiisado siyaasadeed oo iska soo hor jeeda, iyadoo gudaha magaalada ay ku dagaalameen Ciidamo taabacsan maamulka Hirshabeelle iyo kasoo horjeeda.

Sufurow ayaa muddaba la tacaalayay mucaaradad xoog leh oo kaga imaanaysay qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolka, oo uu kamid yahay Cali Jeyte oo diiday in uu xilka ku wareejiyo markii la soo magacaabay.

Guddoomiyaha cusub oo dhalinyaro ah ayaa kamid ahaa golaha wasiirada HirShabelle, wuxuuna ahaa Wasiirka Wasaaradda Gaadiid Duulista iyo Hawada ee maamulkaasi.

Guddoomiyaha cusub ayaa waxaa hortaallo shaqo adag oo ay ugu horeyso wax ka qabashada tabashada reer Beledweyne oo weli diidan maamul goboleedka HirShabelle.

Hiiraan oo xudun u ah kacdoonka shacab ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa haatan la dagay khilaafaad ka dhashay dhanka maamulka oo u dhexeeyo madaxda sare ee HirShabelle iyo mas’uuliyiinta kasoo jeeda gobolkaas oo ay xildhibaano qayb ka yihiin.

Gudoomiyahan cusub ayaan la ogeeyn halka xafiisyo u noqon doonta ee uu ku shaqeeyn doono maamulkiisa maadaama ay xaruuntii maamulka ee lamagalaay gacanta ku hayaan maamulka Hiiraan state. Guddoomiyaha cusub ayaa la filayaa inuu dhowaan xilka kala wareego guddoomiyihii hore ee gobolka, Cabdullahi Sufurow oo xilkaas soo haayay tan iyo bishii Juun ee sanad kii hore 2023, markaas oo uu badalay Cali Jeyte Cismaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News