SO | EN

SO | EN

Waddooyin horleh oo la xiray Muqdisho

|

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidamada dowladda ayaa gebi ahaanba jaray waddada xiriirisa Seybiyaano ilaa Ex kontrool Afgooye waxaana sidoo kale adeegsan karin dhamaan gaaddiidka oo iskuugu jira Gawaarida iyo mooto Bajaajta.

Lama yaqaano sababta keentay in waddadan muhiimka ah la xiro.

Laamaha ammaanka weli kama hadlin xiritaanka waddadan oo ah midda ugu weyn ee isku xirta magaalada iyo waddada  Ekis kontorool Afgooye.

Shantii sano ee lasoo dhaafay ayaa lagu dhaliilsanaa Dowladdii hore dhagax ku xirista waddooyinka, illaa iyo haddana waxbo iskama ay san baddelin amniga guud ee caasimada sida dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka dhacaya magaalada gudaheeda.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News