SO | EN

SO | EN

Biixi: In ka badan $2 bilyan oo caalamku siiyay Soomaaliya 6.8% kaliya ayaa Somaliland loo qoondeeyay

|

HARGEYSA (KAAB TV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday in lacag ka badan $2 bilyan oo Bangiga Adduunku siiyay Soomaalida in markii loo qeybiyay gobollada Soomaalida in Somaliland loo qoondeeyay kaliya 6.8%.

Wuxuu ku eedeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lasoo marsiiyay lacagtaasi ay sidaas yeeshay.

Muuse Biixi, oo ka hadlay munaasabadda 18 May ee maalinta madax bannaanida Somaliland, wuxuu sheegay in caalamka ay u sheegayaan inaan waxba loo soo marsiin Muqdisho.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale sheegay inay Somaliland wax wada hadal la gali doonin Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News